Frequently Asked Questions

Frequently Asked Questions (FAQ) waxey ubaahan yihiin in looga jawaab celiyo si togan taasoo ardayda u horseedeysa in ay fahmaan su'aalaha ka dhex guuxaya maankooda.

Kamid noqo bahda Arwah Academy 

Membership

Waxaan kugu soo dhaweyneynaa Madal waxbarasho oo Online ah, oo aad ka baraneyso xirfad iyo aqoon tayo leh, deedna aad uga shaqeysan karto goob kast, kusoo Dhawow Arwah Academy e-Learning Platform.

Have Any Questions?

FAQ's

Frequently Asked Questions (FAQ) waa su’aalo badanaa ka dhex guuxaya maskaxda ardayda rabta in ay kusoo biiraan Academy-yada. 

Arwah Academy waa website e-Learning Platform ah, Laguna Barto Skills kala duwan, Sida Web Development,  Multimedia, UX/UI Design, Business, Finance, e-Commerce, Languages, Microsoft Applications iyo kuwa kale.

Dhamman Course-ka Kujira Website-ka waa 1 Sano oo aad jaanis u heysato in aad dib usoo daawato waqtigii aad doonto.

Haa , Marka aad iska diiwan geliso kooraska waxaa lagugu darayaa Group WhatsApp iyo Telegram ah oo ay kujiran dhamman asxaabta kooraska kula qaadaneyso halkaasina waxa kujira macalinka kooraska oo aad si toos ah ula hadli karto Qoraal, Wicitaan iyo Codba.

Lacagaha Waxad kubixin kartaa si toos ah Taleefankaga gacanta adiga oo isticmaalaya, Sida: Evc Plus, Jeeb, Zaad Service, Sahal & e-Dahab & Premier Wallet, 
Magaca kuusoo bixi doona marka aad lacagta direyso waa ARWAH GROUP.

Hadii aad muujiso dedaal dheeraad ah, kuna baasto dhamaan Projects-ka iyo Assignments-ka koorsada, waxaan ku siin doonaa Hal Koorso oo Free ah insha’allaah.

  1. Marka hore Dooro “Register” batoon-ka ee qeybta sare, kadibna buuxi foomka, deedna soo fur Gmail-kaaga, Dooro “Activate”.
  2. Dooro Kooraska aad rabto in aad iibsato.
  3. Dooro “View Cart” batoon si aad u bixiso Fee-ga.
  4. Dooro “Proceed to Checkout” oo buuxi foomka.
  5. Dooro habka lacag bixintaada sida: “EVC, Jeeb, Zaad, Sahal  & e-Dahab”.
  6. Ugu dambeyn koorsada aad iibsatay si Automatic ah ayey usoo geli doontaa akoonkaaga/profile-kaaga.
    Ama Riix Linkigan  www.youtube.com/watch?v=UdF20iV2YH0
Scroll to Top