About Us


Waxaan u taagannahay Sare u qaadida xirfadaha bulshada, iyo fududeynta shaqo wax ku ool ah. Hadaba nagu soo biir si aan qeyb uga qaadano yoolkaaga mustaqbalka.

What We're All About

Waxaan nahay madal waxbarasho Online iyo Offline ku bixiya Casharo, Courses iyo Tababaro heer sare leh, lehna waaya aragnimo 6+ sano ah.

Learn Something Every Day

Waxbarashadu waa mid anfaceysa qof kasta oo kunool dubidan, gaar ahaan marka aad barato xirfad gaar taasoo kaa dhigeysa in aad dadka kale kaga duwanaato xirfadaada kuu gaarka ah, sidaasi li-aj-ligeed waxaan kuu diyaarinay xirafo kala duwan oo aad ku hormarineyso aqoontaada iyo waaya-aragnimadaada.

Our Vision

Who We Are

"It is impossible for a man to learn what he thinks he already knows."

Si aad u noqoto qof wax soosaar leh, bulshaduna wax tari kara, waxaa lagama-maarmaan ah in aad leedahay xirfad gaar ah, oo aad bulshada ugu adeegi karto, waayo qof aan xirfad laheyn waa shaqsi aan wax soo saar laheyn.

Arwah Academy waxaa la aasaasay 2019, iyadoo ay jirto baahi waxbarasho oo dhanka Online-ka ah, Aragtida Academy-yada ee bixinta waxbarasho Online ah oo tayo leh waxaa si wanaagsan u hormariyay dhalinyaro soomaaliyeed oo isku kaashaday sameynta e-Learning iyo bixinta kooras kala duwan. Arwah Academy waxey ujeedadiisu tahay soo saarista jiil leh aqoon iyo xirafado ay ku shaqeystaan i.a.

Scroll to Top