WELCOME TO ARWAH ACADEMY

Home of Skills & Training

LoginWatch this Video

Featured Courses

Explore our Popular Courses

Premium Categories

Development

Waxaan bixinaa Web Development Course oo aad ku baran doonto cashiro Practicals oo xiiso badan.

Multimedia

Waxaan bixinaa Graphic Design & Video Editing Courses oo lagugu barayo si Practical 100% ah.

Business & Finance

Waxaan bixinaa Business & Finance Courses kuwaa oo aad ku heli doonto shaqo kasta oo la xiriira Ganacsiga.

Microsoft Apps

Waxaan bixinaa dhamaan Microsoft Applications kala duwan sida: Ms-Window, Word, Excel, Access iyo Ppt.

Why Choose Us

High-quality and Self-paced online courses taught by industry experts.

0 +

Learners

0 +

Courses

0 +

Certificates

0 %

Satisfaction

Some Student's Testimonials

“Anigo ah Mohamed Nor Ahmed waxaa in mudo raadinaayey meel aan ka barto xirfada graphic designka ka ah qaab online ah , Hada waxaan ahay qof photoshopka u isticmaalikaro hadba designka aan rabo oo naqshadeyn karo waxwaliba aan ku fikiro in aan sameyn karo anigoo qibradaan ay isoo bareyn Allah daayo mocaliminteyda iso baray coursada photoshop, imminka waxaan ahay Graphic Designer, waxa ay mahadi usugnaatay Allah SW, kedibna Arwah oo igu saaciday in aad xirfad yeesho”
Mohamed Nor Ahmed
“Arwah Academy, waxaan ka mid ahay ardaydii ka baratay Photoshop-ka, intii aan kamid ahaa ardaydooda waxyaabaha aan ku arkay ee aan qiri karo waxaa kamid ah, Inay yihiin Platform-ka ugu fiican ee si Online ah wax loogu barta, anigoo Courses badan oo Online ah ka qaatay meelo badan oo kala duwan, runtii ma arag meel kaga fiican, Bixinta casharada, Caawinta joogtada ah ee ardayda, Jadwalka bixinta casharada iyo weliba waxyaabo kaloo badan oo aan halkaan kusoo koobi karin, bahda Arwah Academy Mahadsanidiin."
Abdulkhabir Abdullahi
“Waxaa ku faraxsanahay inaa ka midnaqday Bahda Arwah Academy waxaa halkaan ka bartay Courses kala ah Adobe Photoshopp Cc, Adobe Illustrator Cc, Adobe Premiere Pro iyo e-Commerce Course, aad ayaa ugu amaanayaa macalimiinta iyo maamulka Arwah Academy qaabka wanaagsan,hagar la'aanta, is xilqaanka, daacadnimada ah ay noo bareeyn xirfado wax ku ool ah aadna u sahlaya inuu qofka iskiis u shaqeysta waana bogaadinayaa team-ka Arwah Academy , waxaana leeyahay mahadsanidiin.”
Abdirahman Omar
“Magaceygu waa Cabdislaaan Tooxow kana tirsan ardada wax kabarata Arwah Academy, waxan Arwah Academy ka bartay Multimadia barnamijyada adobe, gaar ahaan Adobe photoshop iyo Adobe Illustrator, waana ku faraxsanahay in aan ka mid noqdo bahda arwah academy. Maanta waxan ahay Graphic Designer ku shaqesta xirfadiisa, alxamdulillah”
Abdisalan Tohow
“Magaceygu Waa Mohamud Ahmed Hayow waxaan u mahad celinayaa Bahda Arwah Academy Sida wacan oo hagar la'aanta ah oo ay noogu faaiideeyeen, waxaan ka bartay Graphic Design Courses kala ah Adobe Photoshop Cc iyo Adobe Illustrator, iyo Adobe Premiere Pro, xaqiiqdii wax badan ayaan ka Faa'iiday, waxaan leeyahay mahadsanidiin Team Arwah..”
Mohamud Ahmed Hayow
“Magacaygu waa Farah Abdi Ahmed waxaan ka mid ahay ardayda dhigata arwah academy mudo bil gudaheeda ayaan ka bartay wax aan ku baran waayay sanado badan waxaan aad u fahmay adope photoshop waxaan ka gaadhay heer aan hada naftayda ku maarayn karo si doo kale aan oogu shaqayn karo meel walba oon kahelo, waxaan leehaya mahadsanidiin.”
Farah Abdi Ahmed

creativity

Waxaan barnaa ardaydeena hal-abuuro iyo xirfado ay ku shaqeystaan si Online iyo Offline-ba.

Training

Waxaan ardaydeena u sameynaa Training joogto ah, kaasoo ku saabsan xirfadaha ay barteen si sare loogu qaado aqoontooda iyo xirfadahooda.

Certificates

Waxaan bixinaa Professional Certificates kadib marka uu dhameeyo ardayga courses-keena, iyadoo aad ka hubin karto isla website-kan.

Support

Waxaan leenahay Groups: WhatsApp iyo Telegram ah oo aan ugu tala-galnay in aan kaga jawaabno su'aalaha iyo baahiyaha ay qabaan ardaydeena 24/7.

Scroll to Top